Ciidankii ka dambeeyey dilka taliye Maxaadey oo xabsi lagu guray & baaritaano socda

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey iney xabsiga dhigeen ciidan ku sugnaa Kontrolka Hotelka Naasa hablood-2 ee Muqdisho kuwaasoo ka dambeeyey dilka Taliyihii Ururka Gorgor ee Kumaandoska Ciidanka Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan iyo askari ka mid ah Ilaaladiisa gaarka ah. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa xaqiijisay in dhammaan la xiray … Continue reading Ciidankii ka dambeeyey dilka taliye Maxaadey oo xabsi lagu guray & baaritaano socda